Day: April 12, 2017
-
Aasiya
DERBY MILANO: Kulanka Inter Milan vs AC Milan oo rikoodhka jebin doona dhanka daawashada TV-yada (Imisaa daawan doonta?)
(Milano) 12 Abriil 2017 – Kulanka Sabtiga soo aaddan dhexmari doona kooxaha Inter Milan vs AC Milan ayaa rikoodhka jebin…
Read More » -
Champ' League
CL: Kooxda Real Madrid oo ka soo badisay Bayern Munich oo kaarka cas laga qaatay, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Cristiano Ronaldo… + SAWIRRO
(Munich) 12 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul 2-1 ka soo gaartay naadiga Bayern Munich oo…
Read More » -
Champ' League
CL: Atletico Madrid oo guul ka gaartay kooxda Leicester City oo marti u ahayd lugta hore ee siddeed dhammaadka koobka horyaallada Yurub… + SAWIRRO
(Madrid) 12 Abriil 2017 – Kooxaha Atletico Madrid iyo Leicester City ayaa markoodii ugu horreeyey caawa ku kulmay koobka horyaallada Yurub…
Read More » -
Champ' League
Cristiano Ronaldo oo RIKOODH cusub ka dhigay tartamada yurub
(Munich) 12 Abriil 2017 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub ka dhigay tartamada yurub kadib 2-gool oo uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waqtiyada la ciyaarayo horyaalka Talyaaniga oo isbedello loogu sameeynayo Juventus darteed! (Oo waayo?)
(Roma) 12 Abriil 2017 – Waxaa lagama fursadaan ah in isbedel lagu sameeyo xilliyada la ciyaaryo kulamada Serie A gaar…
Read More » -
Aasiya
IIBKA AC MILAN: Guddigii Fulinta ee AC Milan oo lakala diray
(Milano) 12 Abriil 2017 – Guddiga dhexe ee AC Milan ayaa lakala diray kaddib markii ay yeesheen kulankoodii ugu dambeeyay…
Read More » -
France
PSG oo heshiis cusub u soo bandhigtay Serge Aurier
(Paris) 12 Abriil 2017 Kooxda PSG ayaa beegsanaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo daafaceeda Serge Aurier kaas oo horay mugdi u galiyay…
Read More » -
Champ' League
CL: Kooxda Monaco oo guul ka gaartay Borussia Dortmund oo gurigeeda joogta kulankii xalay baaqday… + SAWIRRO
(Dortmund) 12 Abriil 2017 – Kooxda Monaco ayaa 3-2 uga badisay naadiga Borussia Dortmund oo ay marti u ahayd lugta…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Atletico Madrid vs Leicester 1-0
TOOS Vicente Calderon Atletico Madrid: Oblak, Juanfran, Savic, Godin, Filipe Luis, Saul, Gabi, Koke, Carrasco, Torres, Griezmann. Kaydka: Andre Moreira, Correa, Cerci,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Bayern Munich vs Real Madrid 1-2 (CR7 oo ka xiddigeeyay kulan Bayern xaafadeeda looga xayuubsaday)
Here it is, our starting XI for #FCBRMA! #UCL #packmas pic.twitter.com/JcrMMXUkkY — FC Bayern English (@FCBayernEN) 12 april 2017 Bayern…
Read More »