Day: April 11, 2017
-
Aasiya
IIBKA AC MILAN: Jadwalka iibka AC Milan min Arboco ilaa Jimce (Warbixin faahfaahsan)
(Milano) 11 Abriil 2017 – Taageerayaasha AC Milan ayaa sanadihii yaraa ee dambe waxaa haystey natiijo xumo waxaana uga sii…
Read More » -
Champ' League
CL: Juventus oo jiiday kooxda Barcelona lugta hore ee siddeed dhammaadka Koobka horyaallada Yurub xilli Dybala oo labo jeer shabaqa tagay… + SAWIRRO
(Torino) 11 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa 3-0 ku garaacday naadiga Barcelona oo marti u ahayd lugta…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Juventus vs FC Barcelona 3-0 (Juve oo Barca jidka ku dhigtay)
🚌Juventus Stadium 👍 #JuveFCB 🔵🔴 #ForçaBarça pic.twitter.com/zAQIDygQFH — FC Barcelona (@FCBarcelona) 11 april 2017 Juventus: Buffon; Dani Alves, Bonucci, Chiellini,…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Kulankii Borussia Dortmund vs Monaco oo la baajiyay (Goorma ayaa dib loo ciyaari doonaa?)
(Dortmund) 11 Abriil 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay goor dhaw in la baajiyay…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Gaarigii siday ciyaartoyda Borussia oo qarax lala beegtay iyo Marc Bartra oo ku dhaawacmay
(Dortmund) 11 Abriil 2017 Meel 6 Mile u jirta garoonka Signal Iduna Park ee ay ku ciyaarto Borussia Dortmund ayaa lala…
Read More » -
Spain
RASMI: Neymar oo seegi doona El-Clasico kadib ganaax seddex kulan ah oo la dul dhigay
(Barcelona) 11 Abriil 2017 Gudiga dishibiliinka ee xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa ganaax culus garka u galiyay laacibka reer Brazil…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Buffon insaanba maaha” – Paolo Montero
(Montvideo) 11 Abriil 2017 – Daaficii hore ee Paolo Montero ayaa ka ra’yi dhiibtey kulankii Juventus-Barcelona isagoo ku dooday in…
Read More » -
Aasiya
Milkiilaha cusub ee iibsanaya AC Milan ee Li Yonghong oo berri laga sugayo Milano!
(Milano) 11 Abriil 2017 – Waxaa berri magaalada Milano laga sugayaa Li Yonghong, oo ah maalgeliyaha Chinese-ka ah ee iibsanaya…
Read More » -
Italy
KHABAR DARAY AH: Kooxda Barcelona oo shaxda bedelanaysa & werwer kusoo kordhay Allegri
(Torino) 11 Abriil 2017 – Kooxda Barcelona ayaa la sheegayaa in laga yaabo inay dib u laabato shaxda 4-3-3 iyadoo…
Read More » -
Wararka
JUVENTUS VS BARCELONA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan! (Xogtii ugu dambaysay)
(Torino) 11 Abriil 2017 – Waxaa caawa ballansan kooxaha Juventus vs Barcelona iyadoo ay Juventus doonayso in ay Barca ka…
Read More »