XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-kii laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 10 Abriil 2017 – Wuxuu ahaa todobaad kale oo xiisa badan kaasoo ay wada badiyeen dhamaanba 3-da kooxood ee ugu sarreeya horyaalka Talyaaniga ee Serie A.

Guulahaasi ayaa gaar ahaan sii dheereeyay farqigii u dhexeeyay kaalinta 3-aad iyo midda 4-aad oo horay u ahaa 4 dhibcood, balse haatan noqday 7 dhibcood ku dhan.

Haddaba, Dave Taylor oo ah khabiir wax ka qora ciyaaraha Talyaaniga ayaa eegaya 11-kii laacib ee todobaadkan 31-aad ugu wanaagsanaa horyaalka Talyaaniga.

Andrea Consigli [Sassuolo]

Davide Calabria [Milan]

Federico Fazio [Roma]

Francesco Acerbi [Sassuolo]

Jose Callejon [Napoli]

Claudio Marchisio [Juventus]

Mario Pasalic [Milan]

Lorenzo Insigne [Napoli]

Paulo Dybala [Juventus]

Gonzalo Higuain [Juventus]

Diego Falcinelli [Crotone]

Xarfaanta xusidda mudan: Suso [Milan], Rodrigo de Paul [Udinese], Duvan Zapata [Udinese], Edin Dzeko [Roma]

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close