JUVENTUS VS BARCELONA: Shaxda & safafka ay habeen dambe kusoo geli karaan!

(Torino) 10 Abriil 2017 – Waa markale iyo kulan adag, waxaa habeen dambe foodda is dari doona kooxaha Juventus iyo Barcelona oo ku ballansan rubuc-dhamaadka Champions League, iyadoo lugta hore lagu ciyaari doono garoonka J Stadium ee magaalada Torino.

Waa kulan markale kooxahan xusuusin doona final-kii 2014-15 kaasoo ay Barca 3-1 ku badisay magaalada Berlin, balse labada kooxiba aad bay isu bedeleen, gaar ahaan Juventus oo ay safkeeda ka bexeen Andrea Pirlo, Carlos Tevez iyo Paul Pogba, halka Barca uu ka tegey Xavi.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa laba shax oo laga yaabo inay habeen dambe kusoo galaan ee hoos ka dheeho.

b b1

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close