Day: April 10, 2017
-
Wararka
GOOGOOSKA: Crystal Palace vs Arsenal 3-0 (Arsenal oo la ihaanaystay & kaalinta afraad oo sii iilanaysa)
CRYSTAL PALACE (4-2-3-1): Hennessey; Ward, Kelly, Sakho, Schlupp; Milivojevic, Cabaye; Zaha, Puncheon, Townsend; Benteke. ARSENAL (4-2-3-1): Martinez; Bellerin, Mustafi, Gabriel,…
Read More » -
England
EPL: Arsenal oo guuldarro kala soo laabtay kooxda Crystal Palace oo ay booqatay… (Rajadii afarta sare ee Gunners oo la garaafeeyey) + SAWIRRO
(London) 10 Abriil 2017 – Kooxda kubadda cagta Crystal Palace ayaa guuldarro wayn dusha u soo saartay naadiga Arsenal oo…
Read More » -
Wararka
JUVENTUS VS BARCELONA: Shaxda & safafka ay habeen dambe kusoo geli karaan!
(Torino) 10 Abriil 2017 – Waa markale iyo kulan adag, waxaa habeen dambe foodda is dari doona kooxaha Juventus iyo…
Read More » -
Ameerika
3 dal oo markii ugu horreeysey taariikhda si wada jir ah iskugu sharraxay qabanqaabinta Koobka Adduunka 2026
(New York) 10 Abriil 2017 – Wakiillo ka socda xiriirrada k/cagta ee dalalka Maraykanka, Mexico iyo Canada ayaa sameeyay dhacdo…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo doonaysa macallin Luciano Spalletti
(Milano) 10 Abriil 2017 – Wararka soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in Inter Milan ay ka baaraan degeyso inay soo…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-kii laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 10 Abriil 2017 – Wuxuu ahaa todobaad kale oo xiisa badan kaasoo ay wada badiyeen dhamaanba 3-da kooxood ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Han Li oo Milano soo gaarey lana kulmay maamulka AC Milan (Goorma ayaa lagu wadaa saxiixa iibka?)
(Milano) 10 Abriil 2017 – Han Li oo ka socda Rossoneri Sport Luxembourg oo ah sharikadda la wareegaysa AC Milan…
Read More » -
Spain
Marca oo daaha ka qaaday kulamada la ganaaxi doono Neymar (Waa imisa?)
(Barcelona) 10 Abriil 2017 Wargayska Marca ayaa daaha ka qaaday kulamada la ganaaxi doono laacibka kooxda Barcelona ee Neymar kaas oo…
Read More » -
Champ' League
Marco Verratti oo rajaynaya in Juventus ay garaacdo Barcelona
(Torino) 10 Abriil 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Marco Verratti ayaa ka hadlay kulanka habeen dambe dhex mari doona kooxaha…
Read More » -
Aasiya
Xiddigii Chelsea Michael Essien oo lala helay Naaneysta Lo’ Gisi kaddib yaabkan uu dhigay…(DAAWO)
(Indonesia) 10 Abriil 2017. Magac iyo Musiibo Maalin ayay baxaan, xiddigii hore ee qadka dhexe naadiga Chelsea Michael Essien ayaa…
Read More »