HORDHAC: Crotone Vs. Inter

Crotone-vs-Inter-Milan-Italian-Serie-A-Match-Preview

(Crotone) 09 Abriil 2017. Inter Milan oo booqan  doonta Crotone waxa ay isha ku haysaa kaalinta afraad ee kala sarreynta Serie A-ga.

Nerrazurri hadii ay badiso, oo laga badiyo Lazio oo ka ciyaar dambeysa caawa waxa ay dhibic u jiri doontaa booska ugu dambeeya ee Champions League-ga lagu soo aadayo kal dambe, hada waxaa kujirta Lazio.

Maxaa Inter ka cusub?

– Roberto Gagliardini wey ku adkaan doontaa in uu safar u galo Crotone kaddib markii uu ka murqacday canqawga toddobaadkii tegay

– Marcelo Brozovic ayaa noqonaya badalkiisa waaxda dhexe ee gegida

RAADRAAC

-Crotone 5 ka mida 7dii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga gool ma aysan dhalin

-Crotone 5tii kulan ee Serie A-ga ugu dambeeyey ma aysan badin

SAFAFKA LA FILI KARO

in

Gegida:  Ezio Scida

Saacadda Geeska Africa: 4Pm

Dhex dhexaadiyaha: Marco Guida

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close