HORDHAC: Juventus Vs. Chievo

Juventus-vs-Chievo-Italian-Serie-A-Match-Preview

(Turin) 08 Abriil 2017. Juventus waxa ay caawa la dheeli doontaa Chievo Verona kulan adag oo Serie A-ga ka tirsan.

Kooxda Allegri oo hada 6 dhibcood ka sarreysa Roma oo kaalinta labaaad ku jirta ayaa dooneysa in ay farqiga sidiisa ku sii hayso waa hadii ay Roma Iyana ciyaarteeda adkaato.

Maxaa Juventus ka cusub?

– Massimiliano Allegri is bedelo badan ayaa safkiisa ku sameeyey dhawaan taas oo hada ka dhigeysa mid adag in la saadaaliyo 11kiisa kowaad, gaar ahaan iyada oo toddobadkan Champions League-ga jiro

– Mario Mandzukic kuma jiro xaalad wacan, laakiin Marko Pjaca isna lama heli karo

-Kwadwo Asamoah ayey dhici kartaa in uu boos helo

RAADRAAC:

-Juventus wey badisay 31kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga ee ay gurigeeda ku dheeshay

-Juventus 8 ka mida 9kii kulan ee ugu dambeeyey ee ay dhamaan tartamada Chievo la ciyaartay wey badisay

SAFAFKA LA FILI KARO

1j

Gegida: 9: 45Pm

Saacadda Geeska Africa:

Dhex dhexaadiyaha: Michael Fabbri

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close