Day: April 7, 2017
-
Spain
Luis Enrique oo muujiyay sida uu uga walaacsan yahay weerarka Juventus
(Barcelona) 07 Abrii 2017 – Macallinka Barcelona ee Luis Enrique ayaa ku kaftamay in Juventus ay kayd geliso dhamaanba weerarkeeda…
Read More » -
Italy
Kooxda SSC Napoli oo lagu ganaaxey lacag dhan €35,000 oo euro (Maxaa dhacay?)
(Roma) 07 Abriil 2017 – Kooxda SSC Napoli ayaa lagu ganaaxey €35,000 oo euro kaddib markii uu taageere garoonka kusoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Muxuu Antonio Conte ka yiri wararka la xiriirinaya Inter Milan?
(London) 07 Maarso 2017 – Macallin Antonio Conte ayaa hoosta ka xarriiqay inuu “aad ugu faraxsan yahay” sii joogista Chelsea,…
Read More » -
England
Kabtanka Man United Wayne Rooney oo seegaya kulanka Sunderland ee Premier League
(Manchester) 07 Abriil 2017 – Tababare Jose Mourinho ayaan markale heli doonin adeegga kabtanka kooxda Manchester United ee Wayne Rooney…
Read More » -
England
Wilfred Ndidi oo beeniyey wararka sheegaya inuu ku biirayo Manchester United
(Leicester) 07 Abriil 2017 – Laacibka qadka dhexe ee kooxda Leicester City Wilfred Ndidi ayaa biyo qabow ku shubay wararka…
Read More » -
England
Tababare Arsene Wenger oo kalsooni ku qaba in Alexis Sanchez uu sii joogi doono Arsenal
(London) 07 Abriil 2017 – Tababare Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in Alexis Sanchez uu doonayo inuu sii joogo…
Read More » -
England
RASMI: Jurgen Klopp oo xaqiijiyey in Sadio Mane uu garoomada ka maqnaan doono inta ka harsan xilli ciyaareedkan
(Liverpool) 07 Abriil 2017 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ugu dambayn xaqiijiyey in Sadio Mane…
Read More » -
England
Tababare Claudio Ranieri oo booqday xarunta tababarka Chelsea, xilli wiilasha Antonio Conte ay isku diyaarinayaan kulanka Bournemouth… (Muuqaal + Sawirro)
(London) 07 Abriil 2017 – Tababare Claudio Ranieri ayaa maanta booqasho ugu tagay kooxdiisii hore ee Chelsea, iyadoo dhinaca macallin…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Soomaaliya oo si weyn loogu xusay maalinta nabadda iyo Isboortiga
(Muqdisho) 07 Abriil 2017Munaasibad aad u balaaran oo lagu xusayay Maalinta dunida looga dabaaldego isticmaalka cayaaraha ee nabadaynta dunida iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Macallimiinta Talyaanigu waxay leeyihiin hal-abuur aan caadi ahayn” – Carlo Ancelotti
(Munich) 07 Abriil 2017 – Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay waayihiisa macallinimo ee aflaxday maxalli ahaan iyo caalami ahaanba, isagoo…
Read More »