SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea iyo Man City ka hor kulankooda beri…(Blues baa ku badan)

maan

(England) 04 Abriil 2017. The Sun ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay kulanka xiisaha badan ee berito Stamford Bridge ku dhex mari doona wiilasha Antonio Conte iyo kuwa Pep Guardiola.

Kulankan ayaa waxaa dhadhan gaar ah u yeelaya in haddii laga adkaado Chelsea uu tartanka horyaalka markale dib u furmi doono.

Shaxda ay sameysay jariiradda reer England ayaa waxaa xiddigaha ugu badan ku leh hogaamiyayaasha horyaalka ee Chlesea iyadoo xitaa shaxda macallin looga dhigay Conte.

EEG SHAXDA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close