Day: April 4, 2017
-
toos
GOOGOOSKA: AS Roma – SS Lazio 3-2 (3-4) (Lazio oo usoo baxday final-ka Coppa Italia)
Roma: Alisson; Rudiger, Manolas, Juan Jesus, Emerson; Paredes, Strootman; Salah, Nainggolan, El Shaarawy; Dzeko Kaydka Roma: Szcczesny, Lobont, Fazio, Vermaelen, Bruno…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Manchester United vs Everton 1-1 (Man U oo minankeeda markale lagu qabtay)
Man Utd: De Gea, Young, Bailly, Rojo, Blind, Ander Herrera, Carrick, Fellaini, Lingard, Ibrahimovic, Rashford. Kaydka: Pogba, Martial, Romero, Mkhitaryan, Shaw, Fosu-Mensah,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Hoffenheim vs Bayern Munich 1-0 (Hoffenheim oo Bayern hooygeeda ku heshay)
HOFFENHEIM (3-5-2): Baumann; Sule, Vogt, Hubner; Toljan, Rudy, Demirbay, Amiri, Zuber; Wagner, Kramaric BAYERN (4-3-3): Ulreichl; Rafinha, Martinez, Hummels, Alaba; Renato Sanches,…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea iyo Man City ka hor kulankooda beri…(Blues baa ku badan)
(England) 04 Abriil 2017. The Sun ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay kulanka xiisaha badan ee berito Stamford Bridge…
Read More » -
England
David Luiz oo weli la dhibtoonaya dhibkii uu u geystay Aguero….(Ma aar-gudasho ayaa jiri doonta berito?) Conte ayaa ka jawaabaya
(London) 04 Abriil 2017. David Luiz ayaa la dhibtoonaya weli dhaawicii uu jilibka ka gaarsiyay Sergio Aguero is aragii hore…
Read More » -
England
“Waa xushmad darro.”. Antonio Conte oo ka hadlay wararka Sanchez la xiriirinaya Chelsea
(London) 04 Abriil 2017. Antonio Conte ayaa sheegay inay xusmad darro ku tahay Arsenal iyo ciyaartoyda kooxdiisuba in laga hadlo…
Read More » -
England
Taageerayaasha Arsenal oo saakay dibad bax ka dhigay xerada tababarka kooxda
(London) 04 Abriil 2017. Weli ma jabin carada taageerayaasha careysan ee Arsenal kuwaa oo mar uun doonaya inay arkaan Wenger…
Read More » -
England
Pepe oo katagaya Real Madrid iyo laacibka oo ka sii ciyaari doona qaarada yurub (Kooxehee doonaya?)
(Madrid) 04 Abriil 2017 Daafaca reer Portugal ee Pepe ayaa ka tagi doona kooxdiisa Real Madrid dhamaadka xiliciyaareed kan, markaas oo uu…
Read More » -
England
Akhbaar aad u xun oo u soo yeertay Liverpool…(Sadio Mane oo garoomada ka maqnaan kara inta ka harsan kal ciyaareedkan)
(England) 04 Abriil 2017. Sadio Mane ayaa seegi karaya inta ka harsan xilli ciyaareedkan sida uu xaqiijiyay tababare Jurgen Klopp.…
Read More » -
England
Waa sidee Safafka laga yaabo inay habeen dambe la soo shir tagaan Chelsea iyo Man City…(Yaase ganaax uga maqnaan doona??)
(England) 04 Abriil 2017. Chelsea ayaa habeen dambe Stamford Bridge ku marti galin doonta Man City kulan xiiso gaar ah…
Read More »