Rodrigo Bentancur oo caafimaadka u maray kooxda Juventus + Sawirro

(Torino) 03 Abriil 2017 – Waxaa magaalada Torino ee woqooyiga Talyaaniga soo caga dhigtay laacibka khadka dhexe ka dheela ee soo baxaya ee Rodrigo Bentacur.

Laacibkan Rodrigo Bentancur oo u dhashay dalkaasi Uruguayan ayaa ujeedka uu u yimi waxay tahay inuu caafimaadka u maro kooxdan iyadoo la geeyay JMedical si uu kaddib u saxiixo qandaraas ku xiri doona kooxda Juventus.

Laacibkan ayay xagaagii raadinaysay kooxda AC Milan, taasoo lkn weji gabax kala kulantay waloow ay lacag badan oo 15 milyan gaaraya u gaartey waayo wuxuu laacibkani qayb ka ahaa heshiiskii uu Tevez ku tegey Boca Jrs, iyadoo Juve xaq loo siiyay inay ku iibsan karto lacag dhan 9.5 milyan oo euro oo qura.

b b2 B3 B4 B5 B6

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close