Milkiilayaasha Inter Milan oo iibsadey xuquuqda tebinta horyaalka Bundesliga

(Nianjing) 03 Maarso 2017 – Milkiilayaasha kooxda Inter Milan ee Suning Group ayaa sida lasoo werinayo waxay iibsadeen xuquuda tebinta horyaalka Jarmanka ee Bundesliga ee dalkaasi China iyagoo ku iibsadey €235m.

Sida ay qorayso warbaahinta Chinese-ku oo ay soo xiganayso CalcioNews24, Suning ayaa doonaysa “inay sii amba qaaddo koritaankeeda suuqyada caalamiaga ah” iyagoo sidaa daraadeed 5-ta sano ee soo aaddan iibsadey horyaalka Jarmanka qaybta Shiinaha inta u dhaxaysa 2018 iyo 2023.

Suning Gropu ayaa sidoo kale iibsadey laysanka ama shatiga horyaallada Ingiriiska ee Premier League iyo Talyaaniga ee Serie A marka ay timaaddo u tebinta dalka China.

bb

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close