HORDHAC: Real Madrid Vs. Alaves

Real-Madrid-vs-Alaves-Spanish-LaLiga-Match-Preview

(Madrid) 02 Abriil 2017. Real Madrid waxa ay soo dhaweyn doontaaa Alaves kulan ka tirsan La Liga.

Hadii ay badiso Los Blancos waxa ay shan dhibcood ka saramari doontaa Barcelona oo iyada caawa xilli dambe la dheeleysa Granada.

Maxaa ka cusub Real?

– Casemiro wuu ganaaxan yahay kulankan kaddib markii uu uruursaday shan jaale

-Toni Kroos ayaa a dheeli doona waaxda bur burinta halka duullaanka dhexe uu qaabilsanaan doono Isco

– Dani Carvajal waa diyaar kulankan

-Raphael Varabe waxa uu gaashaankiga ku wehelin doonaa Sergio Ramos

RAADRAAC

-Real Madrid wey badisay 31 ka mida 38dii kulan ee ugu dambeeysay La Liga

-Real Madrid wey badisay 6dii kulan ee ugu dambeeyey ee ay Alaves la dheeshay dhamaan tartamada

SAFAFKA LA FILI KARO

lllll

Gegida: Bernabeu

Saacadda Geeska Africa: 7:15Pm

Dhex dhexaadiyaha:  Jose Sanchez

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close