HORDHAC: Granada Vs. Barcelona

Granada-vs-Barcelona-Spanish-LaLiga-Match-Preview

(Catalonia) 02 Abriil 2017. Barcelona waxa ay booqan doontaa Granada kulan ka tirsan La Liga.

Ma xamali doonto wax guul ka yar maadama ay Real Madrid ka hor dheeleyso oo hada laba dhibcoodka sarreysa kulanna baaqi u yahay.

Waxaa ka dhici karta in Barca inta aysan dheelin 5 dhibcood oo farqi dhibco ah lagu furo.

Maxaa Barca ka cusub?

– Lionel Messi kulankan ganaax ayuu ku seegayaa, waxaa badali doona Rafinha

-Arda Turan dhaawac ayuu ku maqan yahay

-Luis Enrique is bedel shaqsiyadeed in uu sameeyo ayaa la filayaa

– Jeremy Mathieu daafaca dhexe in uu ka dheelo filo iyada oo ay boos dhexe ku loolamayaan Andre Gomes iyo Denis Suarez

-Paco Alcacer isna daqiiqado ayuu naawilayaa

RAADRAAC

-Barcelona 10 ka mida 11kii kulan ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada  wey ka badisay Granada

-Barcelona wey badisay 7 ka mida  8dii kulan ee ugu dambeeyey La Liga

-Granada saddexdii kulan ee la soo dhaafay (La Liga) waa la garaacay

SAFAFKA LA FILI KARO

kkk

Gegida: Nuevo Los Carmenes

Saacadda Geeska Africa: 9: 45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Jaime Latre

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close