Day: March 30, 2017
-
Afrika
BANDHIGGA XAAJI: KU CELIS….Fanaannadda caanka ah ee Farxiya Kabayare halkee ciyaaraha ka joogtaa kooxdeese taageertaa? + Taariikhda jookarka Real ee CR7 + qodobadii xiisaha iyo la yaabka badnaa.!! (Dhegeyso)
(Gothenburg) 30 Maarso 2017 – Dhegeysatayaal waxaannu dib ugu noqonnay kaydka cajaladaha GoolFM.net oo aannu idiinkaga soo qabannay qayb ka…
Read More » -
England
“Sida Eeyga oo kale ayaan u shaqeyn doonaa si aan heerka sare ugu soo laabto.”.
(England) 30 Mar 2017. M’Baye Niang ayaa sheegay inuu kooxda Watford ugu shaqeyn doono sida Eeyga oo kale si uu…
Read More » -
Soomaaliya
Elman oo hogaanka horyaalka la qabatay Dekadda kaddib guul ay ka gaartay Woxool
(Muqdisho) 30 Mar 2017. Naadiga Elman ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Woxool oo ay 2-0 ku martay ciyaar…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus ayaa doonaysa inay si rasmi ah ula wareegto Medhi Benatia
(Torino) 30 Maarso 2017 – Kooxda Juventus ayaa lasoo werinayaa in ay doonayso inay si rigli ah ula wareegto Medhi…
Read More » -
Italy
Kooxda Reds oo ku raad joogta Leandro Paredes
(Liverpool) 30 Maarso 2017 – Kooxda Liverpool ayaa diyaarinaysa qorshe ay kusoo qaadanayso laacibka khadka dhexe ee AS Roma ee…
Read More » -
Ameerika
Hay’ad Maraykan ah oo doonaysa inay xubin ku yeelato guddiga fulinta AC Milan!
(New York) 30 Maarso 2017 – Hay’ad kuwa wax maalgeliya ah oo la yiraahdo Elliott Management ayaa la sheegayaa inay…
Read More » -
Spain
“Inaad wacdo Barack Obama ayaa ka fudud wicitaanka Messi” – Maradona oo ka cabtay Wicitaanka Messi
(Buenos Aires) 30 Maarso 2017 Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa cabasho ka muujiyay xiriirka dhanka taleefanka ee Lionel Messi.…
Read More » -
England
“Marnaba tababare uma noqonayo Barcelona iyo Arsenal” – Mauricio Pochettino
(London) 30 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa iska fogeeyay xilka kooxda Barcelona oo aad loola xiriiriyay. Mauricio Pochettino…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo ku guulaystay laacibka bisha ee Arsenal
(London) 30 Maarso 2017 Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa ku guulaystay laacibka bisha ee kooxdiisa kadib qaab ciyaareedkii fiicnaa…
Read More » -
Italy
Roma oo go’aansatay inay heshiis cusub ka saxiixdo Kevin Strootman
(Roma) 30 Maarso 2017 Kooxda Roma ayaa go’aansatay inay heshiis cusub ka saxiixdo laacibkooda qadka dhexe ee Kevin Strootman sida ay sheegayaan…
Read More »