Xiddigaha ugu dhaa-dheer iyo kuwa ugu gaa-gaaban Premier League oo la soo saaray

xido

(England) 29 Mar 2017. Waxaa la soo saaray xiddigaha ugu dhaa dheer iyo kuwa ugu gaa gaaban ee horyaalka Premier League.

Haddaad dhirir maqasho waxaa durba kugu soo dhacaya Peter Crouch gaabnina N’Golo Kante, laakiin tirada ku darso labaduba hogaan ma hayaan oo kuwa kalaa ka wata.

Halkan ka aqriso xiddigaha ugu GAA GAABAN Premier League:

NGolo Kante is being tipped for Player of the Season and is world class

1) Ryan Fraser, Bournemouth – 5ft 4in.

2) Nathan Dyer, Swansea City – 5ft 5in.

3) Aaron Lennon, Everton – 5ft 5in.

4) Pedro, Chelsea – 5ft 5.5in.

5) Nampalys Mendy, Leicester City – 5ft 6in.

6) Manuel Lanzini, West Ham – 5ft 6in.

7) Joe Allen, Stoke – 5ft 6in.

8) Santi Cazorla, Arsenal – 5ft 6in.

9) N’Golo Kante, Chelsea – 5ft 6.5in.

10) Alexis Sanchez, Arsenal – 5ft 6.5in.

Kuwa ugu DHAA DHEER Premier League:

Crouch celebrated his landmark strike in classic fashion by performing the robot

1) Costel Pantilimon, Watford – 6ft 8in.

2) Fraser Forster, Southampton – 6ft 7in.

3) Peter Crouch, Stoke City – 6ft 7in.

4) Thibaut Courtois, Chelsea – 6ft 6.5in.

5) Per Mertesacker, Arsenal – 6ft 6in.

6) Wayne Hennessey, Crystal Palace – 6ft 6in.

7) Asmir Begovic, Chelsea – 6ft 6in.

8) Petr Cech, Arsenal – 6ft 5in.

9) Zlatan Ibrahimovic, Manchester United – 6ft 5in.

10) Joel Matip, Liverpool – 6ft 5in.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close