Day: March 29, 2017
-
England
Eden Hazard oo dib ugu laabtay kooxdii uu ka soo far-camay…+SAWIRRO
(Belgium) 29 Mar 2017. Haa waa sax inay Chelsea qorsheynayso heshiis qaali ah oo ay usbuuciiba ku siineyso Eden Hazard…
Read More » -
England
Arsenal oo 50 Milyan oo Gini ku iibinaysa Sanchez haddii ay ku guuldarreysato inay heshiis cusub la saxiixato
(London), 29 Maarso 2017 –Wararka ka imaanaya Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda ARsenal ay 50 Milyan oo Giniga Istarliinka ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Ronaldo waxaa Yaraantiisa lagu naaneysi jiray OOYAAYE.”.
(Madeira) 29 Mar 2017. Ricardo Santos oo ay Ronaldo ka soo wada ciyaareen kooxda ciyaal xaafadeedka CF Andorinha ee ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo hadalo ka soo jeediyay xafladda furitaanka garoonka Dayuuradeed ee loogu magac daray…+SAWIRRO
(Madeira) 29 Mar 2017. Cristiano Ronaldo ayaa hadalo dabacsan ka soo jeediyay xafladda furitaanka garoonka dayuuradaha ee isaga loogu magac…
Read More » -
England
Zlatan Ibrahimovic; “Weligeey kama tegin shaqo aanan dhameystirin”
(Manchester), 29 Maarso 2017 –Weeraryahanka kooxda Manchester United ee waddanka Ingiriiska Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in uu sii joogi doono…
Read More » -
Germany
Philipp Lahm oo faah faahiyay sababta uu u diiday xilka agaasimaha ciyaaraha ee Bayern Munich
(Munich) 29 Maarso 2017 Kabtanka kooxda Bayern Munich ee Philipp Lahm ayaa faah faahin buuxda ka bixiyay sababta uu u diiday qabashada…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo go’aan ka qaadatay hadaladii Gerard Pique
(Madrid) 29 Maarso 2017 Maamulka kooxda Real Madrid ayaa saaka isugu yimid fadhi ay uga hadlayeen hadalada lidka ku ah kooxda…
Read More » -
Italy
Donnarumma oo jabiyay Rikoodh taariikhi ah oo u yaalay goolhaye Buffon
(Milan) 29 Maarso 2017 Goolhayaha da’da yar ee AC.Milan iyo xulka talyaaniga ee Gianluigi Donnarumma ayaa xalay jabiyay rikoodh u yaalay goolhaye…
Read More » -
Spain
Barcelona oo shaacisay mudadda uu garoomada ka maqnaan doono Arda Turan
(Barcelona) 29 Maarso 2017 Kooxda Barcelona ayaa goor dhaw shaacisay mudadda uu garoomada ka maqnaan doono laacibkooda reer turki ee Arda Turan.…
Read More » -
Spain
Pique oo markale weeraray Real Madrid: Sax ma ahayn Champions League-gii ay ku guulaysteen”
(Barcelona) 29 Maarso 2017 Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa siiwada weerarka uu ku haayo kooxda uu aadka u necebyahay ee…
Read More »