Jeenyo oo ka laabatay go’aankii ay ku sheegtay in aysan ka qeyb qaadaneen horyaalka Soomaaliya

jeenyo

(Muqdisho ) 28Maarso 2017- Kooxda Jeenyo ayaa sheegtay in ay ka qeyb qaadan doonta horyaalka Soomaaliya isla markaana y ciyaari doonto kullaka galabta ee Dekedda.

War Saxafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha kooxda Jeenyo ee Jubba Ciise  oo nuqul ka mid ah soo gaaray Gool FM ayee ku sheegeen in ay ka laabteen go’aankii ay gaareen 25-kii bishaan kaasoo ahaa in aysan ciyaari doonin horyaalka inta ka harsan xilli ciyaareedkaan.

Jeenyo ayaa ka cabaneysay caddaalad darro  sida ku caddeed war saxaafadeedkeeda kal hore kasoo baxay.

17619218_1254694747899642_1732094540_n

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close