10-ka laacib ee ugu goolasha badan xulalka ka dhisan Qaaradda Yurub, halkee ayuu kaga jiraa Cristiano Ronaldo?… + SAWIRRO

cristiano-ronaldo-portugal-hungary-wc-qualifier_1nnft3yli5p2b13u45a6tramsw

(Yurub) 27 Maarso 2017 – Cristiano Ronaldo ayaa labo gool u dhaliyey xulkiisa Portugal kulankii dhowaa ee ay 3-0 uga adkaadeen dhiggooda Hungary.

Goolashaas ayaa ka dhignaa in Ronaldo uu xulkiisa Portugal u dhaliyey goolkiisii 70-aad, kaddib 137 kulan oo uu u ciyaaray, waxaana uu sidaas ku noqday laacibka afaraad ee ugu goolasha badan xulalka ka dhisan qaaradda Yurub.

Haddaba shabakadda ciyaaraha ee goal.com ayaa shaacisay 10-ka laacib ee ugu goolasha badan xulalka ka dhisan qaaradda Yurub, xulka uu xiddig waliba ka tirsan yahay iyo goolasha uu dhaliyey ee halkaan hoose ka eeg:-

SAWIRRO

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

10. Jan Koller | Czech Republic | 1999-2009 | 55 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

8. David Villa | Spain | 2005-2014 | 59 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

8. Imre Schlosser | Hungary | 1906-1927 | 59 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

7. Zlatan Ibrahimovic | Sweden | 2001-2016 | 62 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

5. Robbie Keane | Republic of Ireland | 1998-2016 | 68 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

5. Gerd Muller | West Germany | 1966-1974 | 68 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

4. Cristiano Ronaldo | Portugal | 2003-present | 70 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

3. Miroslav Klose | Germany | 2001-2014 | 71 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

2. Sandor Kocsis | Hungary | 1948-1956 | 75 gool

Cristiano Ronaldo Portugal Hungary WC Qualifier

1. Ferenc Puskas | Hungary | 1945-1956 | 84 gool

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close