Day: March 26, 2017
-
France
Hatem Ben Arfa oo furka ku tuurtay tababare Unai Emery kadib keydkii uu galiyay
(Paris) 26 Maarso 2017 Kubadd sameeyaha reer France ee kooxda PSG Hatem Ben Arfa ayaa furka ku tuurtay tababare Unai Emery oo…
Read More » -
England
Diego Costa oo amaanay da’yarka Monaco ee Kylian Mbappe
(Monaco) 26 Maarso 2017 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Diego Costa ayaa amaanay da’yarka kooxda Monaco ee Kylian Mbappe kaas oo wacdaro…
Read More » -
Italy
Napoli oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka Juventus
(Napoli) 26 Maarso 2017 Kooxda Napoli ayaa war wanaagsan helaysa ka hor kulanka axada ay marti qaadi doonto kooxda hogaaminaysa horyaalka…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Azerbaijan vs Germany 1-4 (Jarmanka oo ku joog-joogsadey Azeriyiinta)
Azerbaijan vs Germany Gool FM
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: England vs Lithuania 2-0 (Ingiriiska oo si fudud u maray Lithuania)
England vs Lithuania 2-0 Gool FM
Read More » -
England
“Maxaa diidaya inaan u dhaqaaqo horyaalka France” – Diego Costa
(London) 26 Maarso 2017 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Diego Costa ayaa soo dhaweeyay in maalin uun uu u dhaqaaqo horyaalka dalka…
Read More » -
Germany
Ribery oo doonaya inuu tababare u noqdo da’yarta Bayern Munich marka uu fariisto
(Munich) 26 Maarso 2017 Laacibka reer France ee Franck Ribery ayaa sheegay inuu rajaynayo in mustaqbalka uu tababare u noqdo da’yarta Bayern…
Read More » -
Italy
Kostas Manolas oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Roma
(Roma) 26 Maarso 2017 Daafaca adag ee kooxda Roma Kostas Manolas ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa xili lala xiriiriyay kooxaha ugu wayn yurub.…
Read More » -
England
Afar sano iyo afar maalmood kaddib Jermain Defoe oo ku soo bilowday safka hore ee xulka England
(London) 26 Maarso 2017 – Jermain Defoe ayaa lagu soo bilaabay safka hore ee xulka qaranka England kulanka isreeb-reebka Koobka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waxaan qolka soo galay Hazard oo daanka heysta misane ooynaya.”. Xiddiga Chelsea oo tii dheereed lagu dhigay!!!!
(Europe) 26 Mar 2017. Daaficii hore ee kooxda Lille Gregory Tafforeau ayaa ka sheekeeyay dhacdo qabsatay Eden Hazard markii uu…
Read More »