Day: March 24, 2017
-
Wararka
GOOGOOSKA: Italy vs Albania 2-0 (Talyaani oo shaxdii waalnayd ee 4-2-4 ku badiyay)
Italy: Buffon; Zappacosta, Barzagli, Bonucci, De Sciglio; De Rossi, Verratti; Candreva, Belotti, Immobile, Insigne Kaydka Italy: Donnarumma, Meret, Romagnoli, Rugani,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Spain vs Israel 4-1 (Spain oo Israel ihaanaysay)
SPAIN (4-3-3): De Gea; Carvajal, Ramos, Pique, Alba; Iniesta, Busquets, Thiago; Silva, Vitolo, Costa. KAYDKA SPAIN: Kepa, Martinez, Azpilicueta, Morata,…
Read More » -
Italy
kooxda Manchester United oo Liverpool & Chelsea kula soo biirtay cayrsiga Ivan Perišić
(Milano) 24 Maarso 2017 – Kaddib xiisihii Liverpool & Chelsea kooxda Manchester United ayaa haatan si wayn loola xiriirinayaa laacibka…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Dekedda oo ku sii dhawaatay hoggaanka horyaalka iyo Elman oo ka badisay Banaadir
(Muqdisho) 24 Maarso 2017 –Kooxda Elman ayaa guul ka gaartay naadiga Banaadir kullan ka tirsan horyaalka Soomaaliya oo galabta ka…
Read More » -
Italy
ITALIA VS ALBANIA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
(Palermo) 24 Maarso 2017 – Waxaa caawa gegada Renzo Barbera ee magaalada Palermo ku wada ciyaaraya xulalka Talyaaniga iyo Albani…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo heshiis hordhac ah oo shakhsi ah la gaartey Stefan de Vrij
(Milano) 24 Maarso 2017 – Inter Milan ayaa sida lasoo werinayo heshiis 4 sano ah oo hordhac ah la gaartey…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea iyo Manchester United oo iskula dheggan Claudio Marchisio
(London) 24 Maarso 2017 – Labada kooxood ee Chelsea iyo Manchester United ayaa la sheegayaa inay wada xiisaynayaan saxiixa laacibka…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO: Tartanka kubadda gacanta degmooyinka gobolka Banaadir oo shalay Furmay
(Muqdisho) 24 Mar 2017. Garoonka Wiish degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir waxaa shalay ka furmay tartanka degmooyinka kubadda gacanta oo…
Read More » -
Champ' League
Allegri oo la abaal marin doono hadii uu Champions League ka reebo Barcelona
(Torino) 24 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa helaya balan qaad wanaagsan hadii uu ka saaro koobka horyaalada yurub…
Read More » -
Wararka
“Waa in Neymar ku guuleystaa Ballon d’Or-ka”.
(Rio) 24 Mar 2017. Neymar waxa uu hayaa dhabihii uu heli lahaa Ballon d’Or-ka, sidaas waxaa qaba Miranda oo ay dal…
Read More »