Javier Hernandez oo qishay in uu rabo ku soo laabashada Old Trafford

654934356

(London) 23 Mar 2017. Javier Hernandez waxa uu Twitter-kiis ku qishay in uu doonayo ku soo laabshada Manchester United.

‘Chicharito 59 gool ayuu 157 kulan ugu dhaliyey United lix olole oo uu la joogay aadna ayeyna u jeclaayeen taageereyaasha Red Devils kahor inta uusan ku biirin Bayer Liverkusen 2015.

Louis Van Gaal ayaa aad loogu edeeyey in uu weeraryahanka ku iibiyey £7.3million.

Mourinho dhawaan waxa uu qiray in uusan waligii iibiyeen.

Waxa uu u riyaaqay am aka helay “Like” Twitter u qornaa sidan: “Manchester United-ta aan jeclaayeey fadlan dib ma ula soo saxiixanaa shibirkii yaraa waligeyn ma aynaan iibineyn.’

chich

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close