Day: March 23, 2017
-
Bannaanka Garoonka
”Marka aad barato sida looga ciyaaro Talyaaniga, meel kasta oo kale oo caalamka ah waad ka dheeli kartaa.” – Nedved oo sidoo kale sheegay inuu laacibiin cusub usoo wado Juve
Pavel Nedved ayaa ka dhawaajiyay inuu “hayo dhowr magac” oo uu u doonayo Juventus balse “Ma sheegi doono ama way…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Carbuunta AC Milan ilaa hadda laga bixiyay ayaaba ka badan lacagtii lagu wada iibsadey Inter Milan!!” – Pier Silvio Berlusconi
(Milano) 23 Maarso 2017 – Pier Silvio Berlusconi ayaa tilmaamay in “dibaajiga ilaa haatan laga dhiibey kooxda AC Milan ay…
Read More » -
Ameerika
TOOS u daawo: Argentina vs Chile – LIVE
Argentina – Chile Argentina – Chile Argentina – Chile Gool FM
Read More » -
Ameerika
TOOS u daawo: Uruguay vs Brazil – LIVE
Uruguay – Brazil Uruguay – Brazil Uruguay – Brazil Gool FM
Read More » -
Ameerika
TOOS u daawo: Colombia vs Bolivia – LIVE
Colombia – Bolivia Colombia – Bolivia Colombia – Bolivia Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Pep Guardiola oo Shukulaatada ka mamnuucay ciyaartoydiisa ….(Aqriso waxyaabaha kale ee loo diiday xiddigaha Man City)
(England) 23 Mar 2017. Pep Guardiola ee ah macallin aad ugu ad adag dhanka caafimaadka ciyaartoydiisa ayaa markanna xiddigaha Man…
Read More » -
Wararka
Waa tee kooxda keliya ee illaa iyo haatan Dhaqaalaha ku taageertay naadigii Diyaaradda ku dhammaaday ee Chapecoense?
(Rio de Janeiro), 23 Maarso 2017 –Guddoomiyaha kooxda Chapecoense ee 17 ciyaartoydiisa ah ku dhinteen shilkii diyaaradeed ee 28 Nofembar…
Read More » -
Soomaaliya
Heegan oo guul ka gaartay Jeenyo ciyaar waali ahayd oo la iska dhaliyay 7-gool
(Muqdisho) 23 Mar 2017. Naadiga Heegan ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda LL.PP. Jeenyo kulan ka tirsanaa horyaalka Soomaaliya…
Read More » -
England
Haddii ay dhacdo in xagaagani Arsenal ay ka tagaan Ozil iyo Sanchez waa maxay qorshahooda?
(London), 23 Maarso 2017 –Wararla ka imaanaya Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Arsenal haddii xagaagani ay ka tagaan xiddigaha kala…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Marouane Fellaini oo Timo Jare u badelay mid ka mid ah qolalkiisa Jiifka!!!!
(Manchester) 23 Mar 2017. Timo waynahay kooxda Manchester United Marouane Fellaini ayaa Timo Jare u badelay mid ka mid ah…
Read More »