XOG: Inter Milan oo qarka u saaran inay soo qaadato Kostas Manolas

(Milano) 22 Maarso 2017 – Inter Milan ayaa qarka u saaran inay heshiis ku kacaya €40m oo ay kusoo qaadanayaan dambeedka AS Roma ee Kostas Manolas, sida ay wararku sheegayaan.

Daafacan reer Greek ayaa lala xiriirinayay inuu xagaaga ka socdo Stadio Olimpico, balse Giallorossi ayaa lacag kasta oo ay laacibkan ku iibiso nuskeed siin lahayd naadigiisii hore ee Olympiak, shuruuddaasoo aan hadda kaddin shaqayn doonin, balse Tuttomercatoweb ayaa werinaya in Nerazzurri ay qarka u saaran tahay inay qaadato Manolas oo ay ku qaadanayso €40m.

Mano ayaa kooxdiisa ugu fadhiya €13m, wuxuuna iibkani uga dhigan yahay faa’iido badan kooxda Lupi.

during the Serie A match between AS Roma and FC Internazionale at Stadio Olimpico on October 2, 2016 in Rome, Italy.
during the Serie A match between AS Roma and FC Internazionale at Stadio Olimpico on October 2, 2016 in Rome, Italy.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close