NIKE vs ADIDAS: Ronaldo vs Messi….(Xiddigaha xayaysiinta u sameysa labada shirkadood oo shax laga sameeyay, Midee adag??)

kox

(Europe) 22 Mar 2017. Waxaa sare u sii kacay dooda ku aadan midee fiican labada shirkadood ee ugu wayn caalamka ee dhanka Isboortiga Nike iyo Adidas kaddib markii uu Javier Hernandez ka tagay Nike kuna biiray Adidas.

Shax cajiib ah ayaa laga sameeyay xiddigaha xayaysiimaha u kala sameeya labadan shirkadood.

Haddaba isku eeg labada Shax, midee adag ma kuwa Nike mise Adidas?

NIKE:

ADIDAS:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close