Maaliyadda cusub oo uu xulka England ku ciyaari doono kulanka caawa ay ka horjeedaan Germany oo la shaaciyey… + SAWIRRO

(Dortmund) 22 Maarso 2017 – Xulka qaranka England ayaa booqan doona Jarmalka, waxaana uu kulan saaxiibtinnimo ay caawa garoonka Signal Iduna Park kula dheeli doonaan dhiggooda Germany.

Weeraryahanka 19-sano jirka ah ee Man United Marcus Rashford ayaa lagu sawiray maaliyadda cusub ee uu xulka qarankiisa England caawa xiran doono kulanka ay la dheelayaan Germany.

Midkeedu waa buluug madow xigeen ah, waxaana farsamaysay shirkadda qalabka isboortiga samaysa ee Nike.

Kaddib marka ay wiilasha tababare Gareth Southgate  la ciyaaraan Germany waxa ay iyaguna garoonka Wembley ku soo dhowayn doonaan Lithuania, si ay u sii wataan dalabkooda inay ciyaaraan Koobka Adduunka ee 2018.

SAWIRRO:

3E73D2B800000578-0-Marcus_Rashford_sits_in_the_dugout_in_England_s_smart_new_Nike_a-a-12_1489997167985

3E73D2C600000578-4330544-Rashford_has_emerged_as_a_key_England_figure_amid_a_rapid_career-a-15_1489999822259

3E73D2FA00000578-4330544-It_has_not_yet_been_confirmed_how_much_the_kits_will_cost_but_it-a-17_1489999827379

3E73D29D00000578-4330544-Rashford_was_one_of_very_few_bright_points_for_England_at_Euro_2-a-16_1489999824963

3E73D31D00000578-4330544-Rashford_models_the_new_kit_which_England_will_wear_for_the_firs-a-13_1489999816550

3E73D30700000578-4330544-The_19_year_old_has_been_selected_to_be_the_poster_boy_for_the_n-a-14_1489999819392

3E75C45400000578-4330544-England_players_wearing_the_new_away_kit_left_to_right_Raheem_St-a-1_1490090199410

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close