England iyo Germany oo shax isku dhaf ah laga sameeyay ka hor kulankooda caawa

fr

(Europe) 22 Mar 2017. Xulalka England iyo Germany ayaa caawa wada ciyaari doona kulan saaxiibtinimo aan xifaaltan ka marnayn.

The Sun ayaa qallinka u qaadatay oo shax isku dhaf ah ka sameysay labada xul ka hor kulankooda.

Xulka Germany ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxdan.

EEG SHAXDA:

How our combined England and Germany XI line up

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close