Da’yarka faraha looga gubtay ee Monoco oo soo xushay 11-ka uu is leeyahay abid dunida kubadda cagta wey ugu wacnaayeen (8 waa isku xifaaliyeyaasha El Clasico)

kylian-mbappe-monaco_tgdo4l75dpo4123j130msb5es

(Monoco) 22 Mar 2017. Laacibka da’da yar ee Monoco  Kylian Mbappe waxa uu soo xushay 11-ka ciyaaryahan ee uu qabo inay ugu wacnaayeen kubadda cagta.

Weeraryahankan ayaa ololahan Champions League-ga wacdaro ka dhigay isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyey sideed dhamaadka.

Dhinacyo badan ayaa qiimeenaya xaaladiisa oo raba in ay ka iibsdaan Monoco.

Hadaba, kaddib markii ay qabteen indhaha calamka, xiddiga waxaa laga xulay 11 saf laga sameeyey oo uu qabo in ay yihiin lama taabtaan.

Sideed ka mida waa reer El Clasico.

 

Capture

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close