Day: March 22, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Gianluigi Donnarumma oo billada NxGn ku qaatay laacibka ugu wanaagsan xiddigaha soo baxaya + Sawirro
(London) 22 Maarso 2017 – Xiddig-yaraha AC Milan ee Gianluigi Donnarumma ayaa qaatay abaalmarinta NxGn, oo uu Goal.com ku qiimeeyay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Germany vs England 1-0 (Podolisk oo gool qurux badan uga baxay ciyaaraha caalami)
Germany XI Ter Stegen – Hector, Hummels, Kroos, Podolski ©, Weigl, Rüdiger, Kimmich, Sané, Brandt, Werner England XI Hart, Walker,…
Read More » -
Italy
”Inaan dib ugu soo laabto xulka Spain waxaa mahaddeeda iska leh AC Milan” – Gerard Deulofeu
(Milano) 22 Maarso 2017 – Gerard Deulofeu ayaa AC Milan uga mahad celiyay inay ka caawiyeen inuu dib ugusoo laabto…
Read More » -
England
Liverpool oo €35m oo euro ku raadinaysa Ivan Perisic
(Liverpool) 22 Maarso 2017 – Wararka ka imanaya woqooyiga Ingiriiska ayaa sheegaya in Liverpool ay €35m ku doonayso laacibka khadka…
Read More » -
England
Man City oo lacag dhan €120-150m ku raadinaysa goolwalaha AC Milan ee Gianluigi Donnarumma
(Manchester) 22 Maarso 2017 – Kooxda Manchester City ayaa doonaysa inay lacag fara badan oo u dhaxaysa €120-150m oo euro…
Read More » -
France
Angel Di Maria oo ku fikiraya inuu dib ugu laabto Real Madrid
(Madrid) 22 Maarso 2017 Wararka ka imaanaya France ayaa sheegaya in Angel Di Maria uu ku fikirayo inuu dib ugu soo laabto…
Read More » -
Italy
XOG: Inter Milan oo qarka u saaran inay soo qaadato Kostas Manolas
(Milano) 22 Maarso 2017 – Inter Milan ayaa qarka u saaran inay heshiis ku kacaya €40m oo ay kusoo qaadanayaan…
Read More » -
Spain
Barcelona oo qorshaynaysa inay si bilaash ah ku hesho laacib ka tirsan Real Madrid
(Barcelona) 22 Maarso 2017 Kooxda Barcelona oo cadaw ku ah dhigeeda Real Madrid ayaa dajisay qorshe ay ku soo xerogalinayso laacibka…
Read More » -
Italy
LA ISKULAMA SALAAMIN: Kulankii Lega Serie A oo ay ka bexeen lixda kooxood ee ugu waawayn Talyaaniga!
(Roma) 22 Maarso 2017 – Kooxaha AC Milan, Juventus, Inter, Napoli, Roma iyo Fiorentina ayaa gebi ahaanba iskaga baxay shir…
Read More » -
Wararka
NIKE vs ADIDAS: Ronaldo vs Messi….(Xiddigaha xayaysiinta u sameysa labada shirkadood oo shax laga sameeyay, Midee adag??)
(Europe) 22 Mar 2017. Waxaa sare u sii kacay dooda ku aadan midee fiican labada shirkadood ee ugu wayn caalamka…
Read More »