Messi oo loo xiray maaliyado kala duwan oo kooxo waa wayn…. (Middee ayuu ku nuurayaa?) + SAWIRRO

(Barcelona) 21 Maarso 2017 – Laacibka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa heshiiskiisa sii dhacayaa, xilli aysan waxba ka soo bixin wada hadalladii heshiiska loogu kor dhinayay.

Shabadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa maaliyado kala duwan u xiray laacibka ugu fiican kubbada cagta Adduunka ee waqtigan.

Haddaba daawo sawirrada ee aragtidaada ka dhiibo midkee ayuu ku soo baxayaa Messi?.

SAWIRRO:

 

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close