Sassuolo oo u beec gooysey laacibka ay isku haystaan Inter, Juve iyo Chelsea ee Berardi

(Sassuolo) 20 Maarso 2017 – Maareeyaha ciyaaraha ee Sassuolo ee Giovanni Carnevali ayaa sheegay in uu ku kacayo €40m oo ah qiimaha ay tahay inay bixiso kooxdii doonaysa adeegga laacibka soo baxaya ee Domenico Berardi.

Laacibkan weerarka ah ayaa aad loola xiriirinayaa kooxaha Inter iyo Juventus, iyo xitaa Antonio Conte oo u doonaya Chelsea, balse si rakhiis ah kuma iman doono.

“Berardi sanadkan xaalku wuu ku adag yahay dhaawaca dartii,” ayuu Carnevali u sheegay Gr Parlamento.

“Haatanse sidiisii ayuu kusoo laabtay, waxaana filaynaa inuu astaan u noqdo kooxda Sassuolo, balse haddii ay cidi doonayso qiimuhu waa €40m? Haa, waa qiimaha ku habboon.” ayuu raaciyay.

Foto Marco Rosi/LaPresse 29 02 2016 Roma ( Italia ) Sport-Calcio Campionato Serie A Tim 2015-2016 incontro  SS Lazio Vs Sassuolo allo Stadio Olimpico di Roma. Nella foto Domenico Berardi  Foto Marco Rosi / LaPresse 29 02 2016 Rome ( Italy ) Sport - Calcio -  Championship Serie A Tim 2015-2016 Match day SS Lazio Vs Sassuolo at the Olimpic Stadium in Rome. in the photo Lazio's player   and Sassuolo's player Domenico Berardi celebrating a goal
Foto Marco Rosi/LaPresse
29 02 2016 Roma ( Italia )
Sport-Calcio
Campionato Serie A Tim 2015-2016 incontro SS Lazio Vs Sassuolo allo Stadio Olimpico di Roma.
Nella foto Domenico Berardi
Foto Marco Rosi / LaPresse
29 02 2016 Rome ( Italy )
Sport – Calcio –
Championship Serie A Tim 2015-2016 Match day SS Lazio Vs Sassuolo at the Olimpic Stadium in Rome.
in the photo Lazio’s player and Sassuolo’s player Domenico Berardi celebrating a goal

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close