Kooxda ugu xun Usbuuca ee Premier League oo la soo saaray….(Arsenal oo xiddigaha ugu badan ku leh)

kooooox

(England) 20 Mar 2017. Warsidaha Goal ayaa shax ka sameeyay xiddigihii ugu xumaa Premier League Usbuucan iyadoo ay Arsenal ku leedahay afar laacib.

Gunners ayaa guul darro 3-1 kala kulantay kooxda West Brom iyadoo halis ugu jirta inay sanadkaan wayso xitaa kaalinta afaraad.

EEG SHAXDA:

koox

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close