Day: March 20, 2017
-
Horyaallada
Elman oo is dhaafisay fursad ay ku sii qaban kartay hogaanka horyaalka Soomaaliya
(Muqdisho) 20 Mar 2017. Naadiga Elman ayaa galabta iska khasaarisay fursad ay si ku meel gaar ah hogaanka ugu sii…
Read More » -
Afrika
DHACDO XANUUN BADAN: Yaxaas la tagay laacib kubbada cagta ah!!!
(Afrika) 20 Mar 2017. Dhacdo naxdin leh ayaa laga soo warinayaa dalka Mozambique kaddib markii la sheegay inuu Yaxaas la…
Read More » -
Ameerika
”Juventus waa koox garaaci karta Barcelona” – Andrea Pirlo
(New York) 20 Maarso 2017 – Andrea Pirlo ayaa rumaysan in Juventus ay garaaci karto Barcelona, maaddaama ay labada kooxi…
Read More » -
Italy
Sassuolo oo u beec gooysey laacibka ay isku haystaan Inter, Juve iyo Chelsea ee Berardi
(Sassuolo) 20 Maarso 2017 – Maareeyaha ciyaaraha ee Sassuolo ee Giovanni Carnevali ayaa sheegay in uu ku kacayo €40m oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waxaan ahay Milanista waana sii joogayaa” – Gianluigi Donnarumma oo u dayriyay kooxaha doonaya!
(Coverciano) 20 Maarso 2017 – Qabtaha da’da yar ee AC Milan ee Gianluigi Donnarumma ayaa daboolka ka rogey in uu…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsanaa Serie A?
(Roma) 20 Maarso 2017 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray joowladii 29-aad ee horyaalka Talyaaniga oo meel xasaasi ah haatan maraya,…
Read More » -
Germany
Muxuu ka yiri Ancelotti falkii uu sameeyay Arjen Robben?
(Munich) 20 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay falkii uu xalay ku kacay laacibka reer…
Read More » -
Spain
RASMI: Waqtiga la ciyaari doono El-Clasico oo la shaaciyay
(Madrid) 20 Maarso 2017 Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa go’aamiyay waqtiga rasmiga ah ee la ciyaari doono kulanka adag ee El-Clasico.…
Read More » -
Italy
Tababare Allegri oo ka hadlay dhaawaca Paulo Dybala
(Torino) 20 Maarso 2017 Kooxda Juventus ayaa wadnaha farta ku haysa kadib markii uu xalay dhaawac ku baxay weerar yahankooda Paulo Dybala.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sir Alex Ferguson oo dib u qabanaya xilka tababaranimo ee Man United
(England) 20 Mar 2017. Arrinkan wuxuu farxad galinayaa taageerayaasha Man United wuxuuna naxdin wayn ku yahay kooxaha kale laakiin sheekadu…
Read More »