Man United oo Taariikh cusub oo dhanka guulaha ka dhigtay Premier League 600 oo kulan…(Imisaa laga badiyay, yaase ku soo xiga dhanka guulaha??)

 mannn

(Manchester) 19 Mar 2016. Kooxda Man United ayaa rikoodh dhanka guulaha ah ka dhigtay horyaalka Premier League kaddib guushii ay dhawaan ka gaareen kooxda Middlesbrough oo ay ku mareen 3-1.

Guusha ay gaartay Red Devils ayaa ka dhigan inay gaartay guusheedii 600-aad ee Premier League waana kooxda ugu guulaha badan horyaalka Ingiriiska.

Manmmnnnn

Kooxda ka arrimisa Old Trafford ayaa ciyaartay Premier League 951-kulan, waxay adkaatay 600 oo kulan, waxaa laga adkaaday 147-kulan, bar-baro 204-kulan.

Haddaba Man United waxaa dhanka guulaha ku soo xiga kooxa Arsenal, hoos ka eeg sida ay kooxaha u kala guulo badan yihiin Premier League.

mannnn

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close