Day: March 17, 2017
-
Champ' League
UEFA oo shaacisay waqtiga la ciyaari doono kulamada 8-dhamaadka Champions League
(Nyon) 17 Maarso 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la ciyaari doono kulamada koobka…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Bayern Munich vs Real Madrid, Isku aadka Wareega 8-da ee Champions League oo la sameeyay
(Nyon) 17 Maarso 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega 8-dhamaadka koobka horyaalada yurub. Isku aadka…
Read More » -
Spain
Maxaa keenay hoos u dhaca Cristiano Ronaldo? Raul ayaa ka jawaabaya
(Madrid) 17 Maarso 2017 Halyeeyga kooxda Real Madrid ee Raul Gonzalez ayaa daaha ka qaaday sababta dhabta ah ee ka danbaysa hoos…
Read More » -
Spain
Ivan Rakitic oo ku kalsoon in Messi iyo Iniesta ay saxiixayaan heshiis cusub
(Barcelona) 17 Maarso 2017 Laacibka qadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa ku kalsoon in Andres Iniesta iyo Lionel Messi ay…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Samaynta isku aadyada UEFA Champions League & UEFA Europa League – LIVE
UEFA Champions League – Draw UEFA Champions League – Draw UEFA Champions League – Draw UEFA Europa League UEFA Europa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ibrahimovic oo kashifay wax uu Galliani ku sameeyay funaanadda Inter!!
(Milano) 17 Maarso 2017 – Zlatan Ibrahimovic ayaa daboolka ka qaaday in Adriano Galliani uu baajka Scudetto-ha gacantiisa uga soo…
Read More » -
England
Roy Keane oo si adag uga jawaabay marmarsiyaha Mourinho kadib guushii FC Rostov
(Manchester) 17 Maarso 2017 Halyeeygii hore ee kooxda Manchester United Roy Keane ayaa si adag uga jawaabay hadalkii ka soo yeeray tababare…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
IIB ISKA DABA-WAREEG AH: Qorshihii iibka AC Milan oo qarka u saaran in uu burburo!
(Milano) 17 Maarso 2917 – Wararka haatan soo baxaya ayaa sheegaya in dalladda Chinese-ka ah ee iibsan lahayd AC Milan…
Read More » -
Champ' League
Raul Gonzalez oo amaanay Bayern Munich ka hor isku aadka wareega 8-da ee Champions League
(Munich) 17 Maarso 2017 Halyeeyga kooxda Real Madrid ee Raul Gonzalez ayaa amaanay kooxda Bayern Munich ka hor isku aadka wareega 8-da…
Read More » -
Spain
Camp Nou oo lagu dhajiyay sawirkii caanka noqday ee Lionel Messi kulankii PSG…EEG SAWIRKA
(Catalonia) 17 Mar 2017. Barcelona ayaa guul taariikhi ah oo aan ebid horey loo dhigin ka gaartay kooxda PSG kaddib…
Read More »