Daawo qaabkii ciyaartoyda Monaco ay ugu dabaal dageen xalay qolka labiska kadib guushii ay ka gaareen Man City

(Monaco) 16 Maarso 2017 Kooxda AS Monaco ayaa xalay guul ka gaartay dhigeeda Manchester City oo marti u ahayd, waxayna ugu awood sheegteen 3-1.

City oo ku naaloonaysay guul 5-3 ah kulankii lugtii hore ayeey guul daro soo gaartay, Monaco ayaana xalay qaab ciyaareed cajiib ah kala hortagtay kooxda tababare Pep Guardiola oo markiisii ugu horaysay ku haray wareega 16-ka.

Ciyaartoyda kooxda AS Monaco oo u soo gudbay wareega 8-da ee koobka horyaalada yurub ayaa si wayn ugu dabaal dagay guushii ay gaareen iyo ka soo bixitaankooda kooxda Manchester City.

Halkaan ka daawo dabaal dagii ka dhacay xalay qolka labiska ee kooxda AS Monaco:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close