“Waan niyad-jabanahay.”. Lionel Messi oo ka hadlay dagaalada daba dheeraaday ee dalka Suuriya

A2-81549290.jpg

(Dimishiq) 15 Mar 2017. (Catalonia) 15 Feb 2017. Dalka Suuriya ayaa waxaa ka socda dagaalo daba dheeraaday oo sii socda lix sanadood kuwaa oo galaaftay dad iyo duunyaba.

Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay dhibaatada ka taagan dalkaasi iyo caruurta halkaa ku li’aneysa.

Kabtanka xulka Argentina ayaa isticmaalay boggiisa Facebook si uu sare ugu qaado lacago ururuinta wacyi galinta mashruuca bani’aadannimo ee UNICEF.

“Dagaal maalin kasta ah waa wax aad u badan.

“Ciyaalka Suuriya waxa la baday xasarado iyo tacaddiyo muddo lix sanadood ah oo dagaallo aftuub loogu haystay.

“Ka aabe ahaan iyo danjire UNICEF ah waan qalbi jabsanahay.

“Ku biiri dalabkaaga si loo dhameeyo dagaalka.”

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close