SAWIRRO: Laacibkii dhaliyay goolkii ugu qurxoonaa ilaa iminka horyaalka Soomaaliya oo ku biiray kooxda Gaadiidka

gurxan

(Muqdisho) 15 Mar 2017. Cabdinaasir Cumar Maxamuud Gurxan oo ka mid ahaa xiddigaha indhaha u ah kooxda Waxool ayaa si rasmi ah ugu biiray naadiga Gaadiidka.

Gurxan ayaa dhaliyay gool lagu tilmaami karo inuu yahay midka ugu qurxoon ilaa iminka horyaalka Soomaaliya ee kal ciyaareedkan xilli la soo xiray shalay wajiga hore ee horyaalka.

Xiddiga xasiloonida badan ayaa inta wada maray daafacyada kooxda Muqdisho United si tartiib ah shabaqa u dhex dhigay gool kulan ay kooxdiisu ku adkaatay 3-1.

DAAWO SAWIRRO:

Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close