Rooney, Martial iyo Rashford oo aan dheeli doonin kulanka caawa ee Chelsea

Manchester United v Reading - The Emirates FA Cup Third Round

(London) 13 Mar 2017. Weyne Rooney (Kabtanka), Anthony Martial iyo Marcus Rashford dhamaan ma dheeli doonaan kulanka sideed dhamaadka FA Cup-ka ee u dhexeeya Chelsea iyo Man United.

Jose Mourinho isaga oo aargudasho doon ah ayuu u safrayaa Stamford Bridge kaddib markii 4-0 lagu karbaashay is aragii hore ee horyaalka.

Red Devils waxaa ka maqan Weyne Rooney, Anthony Martial iyo Rashford.

Kabtanka waxa uu ku seegayaa kulankan dhaawac kaddib markii ay tababbarka sku dheceen Phil Jones dhaawacna ka soo gaaray lugta.

Weeraryahanada Martial iyo Rashford iyagu waa xanuunsan yihiin.

Zlatan Ibrahimovic isagu wuu ganaaxan yahay.

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close