Day: March 9, 2017
-
England
Man United oo barbaro la soo gashay FC Rostov oo ay booqatay iyo kulamadii kale ee la ciyaaray Europa League… + SAWIRRO
(Rostov) 09 Maarso 2017 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waddanka Ruushka caawa barbaro 1-1 kula soo gashay naadiga…
Read More » -
Wararka
Maxay FIFA ka tiri Qaladaadkii dhinaca Garsoorka ee kulankii Barcelona iyo PSG?
(Zurich), 09 Maarso 2017 –Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA, Gianni Infantino ayaa sheegay in guushii taariikhiga ahayd ee…
Read More » -
Aasiya
Maradona oo isna doontay lacagta Shiinaha xil cusubna loo magacaabay
(Beijing), 09 Maarso 2017 –Kaddib Carlos Tevez iyo Ezequiel Lavezzi oo labaduba ku biiray Horyaalka Shiinaha ayaa waxaa haatan jidkaasi…
Read More » -
toos
-
toos
GOOGOOSKA: FK Rostov vs Manchester United 1-1 (Man U oo lagu dhegey)
FK Rostov – Manchester United Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus oo caawa daawanaysa laacibiin ay ka doonayso O. Lyon
(Lyon) 09 Maarso 2017 – Waxaa lasoo werinayaa in kooxda Juventus ay caawa sahmiyayaal usoo dirayso kulanka caawa dhexmari doona…
Read More » -
Italy
Garsoore Davide Massa oo habeen dambe qaban doona kulanka Juventus-Milan (Arag garsoorayaasha kulamada kale ee Serie A)
(Torino) 09 Maarso 2017 – Garsooraha Davide Massa ayaa loo saaray inuu seeriga u qaado kulanka adag ee berri dhexmari…
Read More » -
England
Madaxwaynaha Arsenal oo war rasmi ah ka soo saaray mustaqbalka Arsene Wenger
(London) 09 Maarso 2017 Madaxwaynaha kooxda Arsenal ee Sir Chips Keswick ayaa war rasmi ah ka soo saaray mudaharaadyada taageerayaasha iyo mustaqbalka…
Read More » -
Champ' League
Athletic Bilbao oo ku camiratay PSG kadib guul daradii ka soo gaartay Barcelona
(Bilabo) 09 Maarso 2017 Kooxda Athletic Bilbao ayaa ku camiratay dhigeeda PSG kadib guul daradii 6-1 ee xalay ka soo gaartay koobka…
Read More » -
Champ' League
“Waxay doonayeen inay na duugaan” – Gerard Pique
(Barcelona) 09 Maarso 2017 Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa ka hadlay farxadiisa ku aadan in kooxdiisu ay si taariikhi ah…
Read More »