Day: March 8, 2017
-
Wararka
TOOS u daawo: Manchester City vs Stoke City – LIVE (Shaxda sugan)
Manchester City (4-1-4-1): Caballero; Sagna, Kolarov, Otamendi, Clichy; Fernandinho; Navas, De Bruyne, Toure, Sane; Aguero Stoke City (4-4-2): Grant; Bardsley,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Barcelona vs Paris Saint Germain 6-1 (6-5), Borussia Dortmund vs Benfica 4-0 (4-1) (Barca oo PSG ka yaabsatay)
Barcelona XI: Ter Stegen; Pique, Mascherano, Umtiti; Rakitic, Busquets, Iniesta; Messi; Rafinha, Suarez, Neymar Kaydka: Arda Turan, Alcacer, Digne, Andre Gomes,…
Read More » -
Italy
”José Sosa lacag badan buu huray si ugu soo biiro AC Milan” – Galliani
(Milano) 08 Maarso 2017 – Adriano Galliani ayaa daboolka ka rogey in Jose Sosa sida uu yiri “uu lacag badan…
Read More » -
Spain
YAAB: Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale hal mar xitaa iskuma baasin kubbada kulankii xalay!!!!!
(Naples) 08 Mar 2017. Real Madrid ayaa xalay xiratay booskeeda wareega sideed dhammaadka Champions League kaddib markii ay 3-1 ku…
Read More » -
England
Guuldarrooyinkii ugu qaraaraa ee ku dhacay Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger
(London), 08 Maarso 2017 –Kooxda kubadda cagta Arsenal ee Ingiriiska ayaa xalay guuldarro 5-1 Aqalkeeda kala kulantay kooxda Bayer Munich…
Read More » -
England
WAR CUSUB: Arsene Wenger oo ciyaartoyda Arsenal u sheegay inuu ka tagayo kooxda
(London) 08 Mar 2017. Arsenal ayaa xalay markale guul daro 5-1 kala kulantay Bayern Munich xilli ay ku ciyaareysay gagadeeda…
Read More » -
Italy
Milkiilaha Napoli De Laurentiis “Wargeyska La Gazzetta dello Sport waa jaraa’idka Inter, Juventus iyo Milan”
(Napoli), 08 Maarso 2017 –Milkiilaha kooxda Kubadda Cagta Napoli ee Talyaaniga Aurelio De Laurentiis ayaa si kulul u cambaareeyay Saxaafadda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxaha Bayern Munich, AC Milan, Fiorentina & Torino oo iskula dheggan laacibka soo baxaya ee Amin Harit
(Roma) 08 Maarso 2017 – Kooxda Torino ee dalkaasi Talyaaniga ayaa muddo isha ku haysey laacib lambarka buuxa ka dheela…
Read More » -
Ameerika
MUUQAAL: Nike oo soo saartay dhar ay sheegtay inay ugu tala gashay gabdhaha Muslimiinta + Sawirro
(New York) 08 Maarso 2017 – Sharikadda agabka isboortiga farsamaysa ee dalkaasi Maraykanka ee Nike ayaa soo saartay naqshado cusub…
Read More » -
England
Mamadou Sakho oo si wanaagsan ula qabsaday kooxdiisa Crystal Palace
(London), 08 Maarso 2017 –Daafaca Faransiiska Mamadou Sakho oo 6 bilood jiho u diidday kooxdiisii hore ee Liverpool ayaa…
Read More »