Elman iyo Horseed oo is mari waayay iyo Gaadiidka oo xasuuqday Bariga Dhexe+SAWIRRO

IMG_9724

(Muqdisho) 07 Mar 2017. Kooxaha Elman iyo Horseed ayaa bar baro ku kala tagay kulan ka tirsan horyaalka Soomaaliya oo galabta ka dhacay garoonka Koonis.

Ciyaartaan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan, waxaana hoggaanka hor qabatay kooxda Elman markii ay gool billisoon ah ka heshay xiddiga Nuur Yare.

Cawo iyo Maalin ayaa iska qasaarisay fursado wanaasan oo goolal loo filan karay waxaana qeybtii hore  lagu kala nastay 1-0.

Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii labaad waxa ay halkoodii kasii wadeen dheeshoodii qurxooneyd, iyadoo ugu dambeyn garoonka laga saaray goolhayaha kooxda Elman ee Sulete , markii loo  taagay kaarka cas.

Horseed ayaa heshay gool ku laad waxaana ka qsaariyay xidiga C/qaadir Dirrey, xilli goolhaye qaacshe kubaddaasi uu tufay.

Daqiiqado kaddib waxaa yimid goolkii bar baraha iyadoo kooxda millitariga ka heshay xiddigeeda weerarka ee Awoko ugu dambeyn ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 1-1.

Dhanka kale Gaadiidka ayaa 5-0 uga badisay Bariga Dhexe, waxaana goolasha u dhaliyay Mahad, Yaxye, Keynaan iyo 2 gool uu ansixiyay xiddiga Selenga Motiya .

IMG_9602 IMG_9605 IMG_9606 IMG_9608 IMG_9610 IMG_9613 IMG_9615 IMG_9617 IMG_9624 IMG_9627 IMG_9628

IMG_9798

Wiilasha iyo gabdhaha kubadda gacanta Horseed oo daawanaya kullanka

IMG_9630 IMG_9631 IMG_9632 IMG_9634 IMG_9636 IMG_9638 IMG_9641 IMG_9644 IMG_9652 IMG_9653 IMG_9657 IMG_9658 IMG_9660 IMG_9662 IMG_9664 IMG_9671 IMG_9674 IMG_9676 IMG_9677 IMG_9678 IMG_9679 IMG_9682 IMG_9683 IMG_9687 IMG_9690 IMG_9693 IMG_9694 IMG_9697 IMG_9699 IMG_9706 IMG_9714 IMG_9716 IMG_9717 IMG_9718 IMG_9723 IMG_9724 IMG_9725 IMG_9727 IMG_9731 IMG_9732 IMG_9733 IMG_9734 IMG_9738 IMG_9741 IMG_9742 IMG_9743 IMG_9745 IMG_9748 IMG_9751 IMG_9753 IMG_9755 IMG_9756 IMG_9759 IMG_9761 IMG_9762 IMG_9768 IMG_9770 IMG_9777 IMG_9779 IMG_9781 IMG_9782 IMG_9791 IMG_9792 IMG_9793 IMG_9794 IMG_9798

SAWIR QAADE: Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close