Day: March 7, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Giorgio Chiellini oo ka hadlay arrin uusan abid horay uga hadlin! (Waa maxay?)
(Torino) 07 Maarso 2017 – Waxaa todobaadkan dhamaadkiisa isku beegan kooxaha camaaliqooyinka ah ee Juventus vs AC Milan oo Jimcaha…
Read More » -
Champ' League
Taageerayaasha Arsenal oo ku banaan baxay Wenger ka hor ciyaarta (SAWIRRO)
(London) 07 Maarso 2017 Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa haatan banaan bax kawada banaanka garoonka Emirates xili daqiiqado oo kaliya ay ka…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: SSC Napoli vs Real Madrid 1-3 (2-6) (Napoli oo waaya aragnimo lagu diley)
XI Reina; Hysaj, Albiol, Koulibaly, Ghoulam; Allan, Diawara, Hamsik; Callejón, Mertens, Insigne.#NapoliRealMadrid ⚽️ #ForzaNapoliSempre — Official SSC Napoli (@sscnapoli) 7…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Arsenal vs Bayern Munich 1-5 (2-10) (Gunners oo gurigeeda lagu bahdiley)
Unsere Aufstellung vs. @Arsenal:#ARSFCB pic.twitter.com/2mM6rQkWOi — FC Bayern München (@FCBayern) 7 mars 2017 Arsenal – Bayern Munich Here it is…
Read More » -
Italy
Diego Simeone oo sameeyay fal u sii dhawaynaya kooxda Inter Milan
(Inter) 07 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa aad loola xiriiriyay kooxdiisii hore ee Inter Milan oo isku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Antonio Conte oo noqday macallinkii ay ugu jeclaayeen taageerayaasha Chelsea + Sawirro
(London) 07 Maarso 2017 – Macallinka kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa noqday nin ay aad u jecel yihiin taageerayaasha…
Read More » -
Italy
Kooxda Inter Milan oo 3 laacib qandaraaska u kordhinaysa
(Milano) 07 Maarso 2017 – Inter Milan ayaa ku tala jirta inay qandaraasyo cusub u gacan geliso laacibiinta Jeison Murillo,…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: ”Caawa dab baan gelin doonnaa Real Madrid” – Taageerayaasha Napoli oo dhaarsan
(Napoli) 07 Maarso 2017 – Afhayeenka taageerayaasha Napoli ee Decibel Bellini ayaa hoosta ka xarriiqay in taageerayaasha Stadio San Paolo…
Read More » -
Italy
Taageerayaasha Napoli oo xalay sameeyay xeelad ay ku daalinayaan Real Madrid
(Napoli) 07 Maarso 2017 – Qiyaastii 100 taageere oo reer Napoli ah ayaa sida lasoo werinayo waxay hoonka baabuurta iyo…
Read More »