Day: March 6, 2017
-
Wararka
GOOGOOSKA: West Ham vs Chelsea 1-2
Chelsea: Courtois, Cahill, David Luiz, Azpilicueta, Moses, Alonso, Kanté, Fàbregas, Pedro, Diego Costa, Hazard. Kaydka: Begovic, Terry, Zouma, Matic, Loftus-Cheek,…
Read More » -
Italy
RASMI: Carlo Tavecchio oo 4 sano oo kale loo doortay guddoonka Xiriirka Talyaaniga ee FIGC + Sawirro
(Roma) 06 Maarso 2017 – Carlo Tavecchio ayaa markale loo doortay guddoonka xiriirka kubadda cagta Talyaaniga ee FIGC kaddib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SES oo aan weli warkeedu meel saarmin iyo 4 qolo oo cusub oo wada doonaya iibsiga AC Milan
(Milano) 06 Maarso 2017 – Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in AC Milan ay waqti yar siin doonto Sino-Europe…
Read More » -
Soomaaliya
Jeenyo iyo Banaadir oo bar baro ku kala tagay iyo Heegan oo dirqi ku badisay + SAWIRRO
(Muqdisho) 06 Mar 2017. Kooxaha sida weyn u xifaaltama ee Banaadir iyo Jeenyo ayaa ku kala tagay bar baro 2-2, ciyaar…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka xiddig ee todobaadkan ugu wanaagsan horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 06 Maarso 2017 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray todobaadkii 27-aad ee horyaalka Talyaaniga iyadoo kulankii ugu adkaa uu dhexmaray…
Read More » -
Champ' League
Goolkii Radamel Falcao oo loo doortay kii usbuuca ee Champions League…. (Yaa la tartamayay?)
(Yurub) 06 Maarso 2017 – Goolkii uu ka dul qaaday goolwalaha Man City weeraryahanka kooxda Monaco ee Radamel Falcao ayaa…
Read More » -
Champ' League
“Barcelona sooma kabsan karto kulanka PSG” – Jese Rodriguez
(Paris) 06 Maarso 2017 Laacibka amaahda uga maqan kooxda PSG ee Jese Rodriguez ayaa saadaaliyay in kooxdiisu ay u gudubtay wareega 8-da…
Read More » -
France
Ibrahimovic oo gaaray dalka Faransiiska xilli uu maanta ogaanayo inuu wajihi doono Ganaax iyo inkale
(France) 06 Mar 2017. Zlatan Ibrahimovic ayaa gaaray dalka Faransiiska kaddib markii uu usbuuc adag la qaatay kooxda Man United.…
Read More » -
Champ' League
Taageerayaasha Real Madrid oo ka soo horjeestay in BBC lagu soo bilaabo kulanka Napoli
(Madrid) 06 Maarso 2017 Intabadan taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa mucaaraday in weerarkooda BBC lagu soo bilaabo kulanka adag ee ay…
Read More » -
Champ' League
“Kulanka Arsenal nooma ahan kulan saaxiibtinimo” – Franck Ribery
(Munich) 06 Maarso 2017 Laacibka kooxda Bayern Munich ee Franck Ribery ayaa ka hadlay kulanka lugta labaad ee kooxdiisu ay habeen dambe…
Read More »