SHAX: Kooxda ugu wacan Europe ee ilaa iyo hada

european-team-of-the-season-ps_1d1mwew2aa3du1fc2lut574dv8

(London) 04 Mar 2017. Waxaa gunaanadkiisa ku sii siqaya ololahan guud ahaan qaarada Europe.

England, horyaalkeeda Premier League-ga waxaa hor boodeysa Chelsea oo uu leyliyo Antonio Conte.

Serie A-ga waxaa sidii caadada ahayd hogaamineysa Juventus halka La Liga ay bartamihii toddobaadkan ay majaraha u qabatay Barcelona.

Hadaba, waxaan eegi doonaa shax laga sameeyey horyaalada ugu xiisaha badan koox walba xiddigaha ugu saameynta badnaa kolkan.

GUNN

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close