Day: March 3, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Taageerayaasha Milan oo baraha bulshada baalasha uga rifay Berlusconi + Sawirro
(Milano) 03 Maarso 2017 – Iibka kooxda AC Milan ayaa markii 3-aad oo xiriir ah dib u dhacay, iyadoo markii…
Read More » -
England
Zlatan Ibrahimović oo ku guulaystay abaal-marinta xiddiga bisha ee kooxda Manchester United
(Manchester) 03 Maarso 2017 – Kaddib 7 gool oo uu ku dhaliyey 7 kulan oo uu ku jiro goolkii guusha…
Read More » -
Italy
Kooxda Torino oo samaysatay garoon tababar oo ka duwan kooxaha kale + Sawirro
(Torino) 03 Maarso 2017 – Kooxda kubadda cagta Torino ee dalka Talyaaniga ayaa samaysatay xero cusub oo ay tababarka ku…
Read More » -
Ameerika
Xulka Brazil oo la magacaabay iyo David Luiz oo markale laga soo tagay
(Brazil) 03 Mar 2017. Tababaraha xulka Brazil Tite ayaa markale ka soo tagay daafaca kooxda Chelsea ee David Luiz kulamada…
Read More » -
Italy
Dib u dhac kale oo ku yimid bilowga dhismaha garoonka AS Roma! + Sawirro
(Roma) 03 Maarso 2017 – AS Roma ayay jugi kasoo gaartey mashruuca ay ku dhisan lahayd garoonka cusub ee Stadio…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waa naga go’an tahay iibsiga AC Milan” – SES oo war rasmi ah kasoo saartay is mari waaga iibka Milan!!
(Milano) 03 Maarso 2017 – War kasoo baxay dallada Sino-Europe Sports ayaa sheegaya inay ka go’an tahay iibsiga lagu daaley…
Read More » -
Spain
Kaddib dhaawaca Ronaldo iyo ganaaxa Bale…(Eeg shaxda laga yaabo inay Madrid beri kusoo gasho)
(Madrid) 03 Mar 2017. Real Madrid ayaa beri wajaheysa kooxda Eibar xilli ay ka maqan yihiin hogaamiyayaasheeda Cristino Ronaldo iyo…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo dhaawacmay iyo Bale oo la ganaaxay,,,(Madrid oo mashaqeysan)
(Madrid) 03 Mar 2017. Real Madrid ayay mashaqada ku sii badaneysaa xilli ay hogaanka horyaalka La Liga ka qabatay kooxda Barcelona…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Juventus oo soo bandhigtay funaanadda ay ku ciyaarayso fasalka soo aaddan ee 2017-18 + Sawirro
(Torino) 03 Maarso 2017 – Kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigtay naqshadda funaanadda ay ku ciyaari doonto fasal-ciyaareedka…
Read More » -
England
Arsenal oo jawaab dag dag ah ka sugaysa Arsene Wenger
(London) 03 Maarso 2017 Kooxda Arsenal ayaa waqti u qabatay tababarehooda Arsene Wenger kaas oo mugdi uu ku jiro mustaqbalkiisa. Heshiiska…
Read More »