Kaddib goolashii xalay ee weeraryahanada MSN iyo labadii gool ee Ronaldo maxaa iska badelay kala sarreynta gool dhalinta La Liga???

La Liga

(Spain) 02 Mar 2017. Barcelon ayaa xalay nus darsin goolal ah dusha u saarisay kooxda Sporting Gijon iyadoo ay shabaqa wada tageen Messi, Suarez iyo Neymar, halka ay Real Madrid bar-baro ka tuugtay Las Palmas xilli labo guul uu afartii daqiiqo ee ugu dambeysay dhaliyay Ronaldo ay guul darro ka bad baadisay kooxda cad cadka.

Haddaba halkan hoose ka eeg waxa iska badelay gool dhalinta horyaalka La Liga:

HALKAN GUJI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close