Day: March 2, 2017
-
England
RASMI: Manchester United oo ku dhawaaqday kulan ciyaareed lagu sharfayo Carrick
(Manchester), 02 Maarso 2017 –Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ee waddanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaadday in kulan lagu…
Read More » -
Germany
Aubameyang “Ma doonayo mar dambe inaan ka hadlo Real Madrid waayo hadal aan horey u iri ayaa qal qal geliyay mustaqbalkayga”
(Dortmund), 02 Maarso 2017 –Dhaliyaha kooxda Borussia Dortmund ee waddanka Jarmalka Pierre-Emerick Aubameyang ayaa shaaca ka qaaday in uusan…
Read More » -
Soomaaliya
NATIIJO: Heegan oo laga badiyay iyo Horseed oo guul gaartay
(Muqdisho) 02 Maarso 2017. Kooxda Heegan ayaa guuldarro kala kullantay naadiga ku cusub heerka koowaad ee Bariga Dhexe kaddib ciyaar…
Read More » -
England
Ibrahim Afellay oo heshiiska u kordhiyay kooxdiisa Stoke City
(West Midlands), 02 Maarso 2017 –Iyadoo laacibka Khadka dhexe ee Ibrahim Afellay uu qandaraaskiisu dhammaanayo bisha June ee soo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“War orod waxaad tahay canug ooyaaye oo fuley ah.” ….(AQRISO tan kala qabsatay Ozil iyo Mourinho!!)
(Europe) 02 Feb 2017. Mesut Ozil ayaa daaha ka rogay inuu mar Jose Mourinho ugu yeeray canug ooyaaye oo fuleey…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Dibad-baxyo looga tuugayo Alexis Sanchez inuu isaga soo tago Arsenal oo fashilmay!!!+MUUQAAL
(Europe) 02 Mar 2017. Dibad-baxyo looga tuugayo Alexis Sanchez inuu isaga soo huleelo kooxda Arsenal ayaa dhicisoobay kaddib markii ay…
Read More » -
Soomaaliya
Ciyaaryahankii hore ee qaranka Somalia Ismaaciil Diyeeshe oo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta kala shaqeenaya in la helo xididigo qarankeena anfaca+SAWIRRO
(Muqdisho) 02 Mar 2017.Tan iyo bur-burkii dowladii dalkeenu ahaa waxaa sidoo kale bur buray awoodii qaranimo ee kubadda cagta balse…
Read More » -
Spain
Goorma ayuu Luis Enrique qaatay go’aanka uu isku casilay, goormaase la magacaabayaa tababaraha cusub ee Barcelona????
(Europe) 02 Mar 2017. Luis Enrique ayaa xalay ka dhawaajiyay inuu ka tagayo Barcelona marka uu dhammaado kal ciyaareedkan balse…
Read More » -
Soomaaliya
Kullamo ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo galabta la ciyaari doono
(Muqdisho) 02 Maarso 2017. Kullamo ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Soomaaliya ayaa galabta lagu ciyaari doonaa garoomada Koonis…
Read More » -
Spain
Kaddib goolashii xalay ee weeraryahanada MSN iyo labadii gool ee Ronaldo maxaa iska badelay kala sarreynta gool dhalinta La Liga???
(Spain) 02 Mar 2017. Barcelon ayaa xalay nus darsin goolal ah dusha u saarisay kooxda Sporting Gijon iyadoo ay shabaqa…
Read More »