HORDHAC: Real Madrid Vs. Las Palmas

Real-Madrid-vs-Las-Palmas-Match-Preview-Spanish-LaLiga-01Mar2017

(Madrid) 01 Mar 2017. Real Madrid waxa ay soo dhaweyn doontaa Las Palmas kulan ka tirsan La Liga.

Wiilasha Zinedine Zidane kulankii ugu dambeeyey waxa ay ku baxsadeen diqri kaddib markii ay rogeen natiijo ahayd 2-0 ciyaartii Villarreal.

Wali dhibi ayey hogaanka ku hayn doonaan hadii ay Barca iyo iyadaba badiyaan walow kulan baaqi u yahay.

Maxaa Real ka cusub?

– Raphael Varane wuu maqan yahay

-Pepe iyo Nacho waa diyaar

-Isco in uu ku soo bilowdo filo kaddib bandhigiisii wacnaa markii gadaal laga keenay kulankii Villarreal

-Gareth Bale jug yar ayaa soo gaartay balse in uu fursad helo filo maadama la dhisayo wali fahankiisa dheeshay dhaawac dheer kaddib

RAADRAAC:

-Real Madrid wey badisay 8dii kulan ee ugu dambeeyey oo ay gurigeeda ku dheeshay La Liga

-La Palmas 6 ka mida 7dii kulan ee ugu dambeeyey oo ay banaanka ku soo dheesho wey guul darreysatay

SAFAFKA LA FILI KARO

los

Gegida: Bernabeau

Saacadda Geeska Africa: 11Pm

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close