HORDHAC: Barcelona Vs. Sporting Gijon

Barcelona-vs-Sporting-Gijon-Match-Preview-Spanish-LaLiga-01Mar2017

(Barcelona) 01 Maarso 2017. Barcelona waxa ay la dheeli doontaa Sporting Gijon kulan adag oo ka tirsan La Liga.

Catalans saacado ayey hogaanka qabatay toddobaadkan kaddib markii ay 2-1 uga badisay Atleti balse Real oo si la yaab leh ku garaacday Villarreal ayaa kala wareegtay.

Barca wali fursad ayey haystaa oo ay ugala wareegto hogaanka Real walow uu kulan baaqi u yahay.

Maxaa ka cusub Barca?

– Lucas Digne iyo Jordi Alba waxa ay ku dagaalami doonaan dambeedka middig iyada oo uu dhaawac yahay Jeremy Mathieu

-Luis Enrique waxa uu dheeli doonaa sida la filayo afar daafac

-Ivan Rakitic iyo Gomez waxa ay ku dagaalamayaan boos ka mida dhexda

RAADRAAC

-Barcelona 10 ka mida 11kii kulan ee ugu dambeeyey oo ay dhamaan tartamada oo dhan la dheeshay Sporting Gijon wey badisay

-Laga badin Barcelona 17dii kulan ee La Liga ugu dambeeyey

SAFAFKA LA FILI KARO

barca

Gegida: Camp Nou

Saacadda Geeska Africa: 9:30Pm

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close